SomalilandTomorrow.com
Daawo Xukumada Somaliland Oo Markii Ugu Horeysay ka Hadashay Dagaal Dhex Maray Somaliland Iyo Maamulka Puntland.
January 8, 2018 - Written by shirwac ismael

Xukumada Somaliland Oo Markii Ugu Horeysay Maanta ka Hadashay Dagaal ku Dhex Maray Deegaanka Tuka Raqa Ciidamada Somaliland Iyo Maamulka Puntland Xili U Madaxweynaha Soomaaliya Safar ku joogo magalada Garowe Ee Maamulka Puntland.

COMMENTS
Latest News