SomalilandTomorrow.com
Muuse Biixi Oo La Weydiiyey Hadii Uu Madaxweyne Noqdo Waxuu Ka Yeeli Doono Wasiirada Lama Taabtanka Ah Ee Xukuumada Siilanyo Iyo Jawaabta Uu Bixiyey
April 8, 2017 - Written by adan caydiid

Musharaxa madaxweyne ee xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa xalay ka

qeyb galay munaasibad loo sameeyey ardey ka qalinjabisay shahaadada heerka labaad ee Jamacada Hargeysa ayaa waxaa madasha lagu weydiiyey su,aalo

Image may contain: 1 person

 

Ardayad ka mid ah ardeydaasi ayaa waxaa ay musharax Muuse Biixi weydiisay waxaa uu ka yeeli doono wasiirada aanay sameyn isku shaandheynta madaxweyne Siilanyo hadii uu madaxweyne Noqdo

 

Muddane Muuse Biixi ayaa waxaa uu ku jawaabey in wasiiradaasi ka yeeli doono hadii uu madaxweyne Noqdo in wasiirkii shaqadiisa ka soo baxna uu deyn doono kii kalan uu shaqada ka eryi doono

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News