SomalilandTomorrow.com
Magaalo dhan oo daad qaaday iyo dadka oo doomo ku adeeganaya
April 8, 2017 - Written by adan caydiid

Duufaan loogu magac daray ” Cyclone Debbie” ayaa saameyn weyn ku yeelatay gobolka Queensland ee dalkaasi Australia, waxaana daadadkii iyo fatahaadadii ay sababtay ku guryo iyo xoolo beelay shacabkii ku dhaqnaa magaalooyin ku yaal gobolkaasi.

COMMENTS
Latest News