SomalilandTomorrow.com
Dibadbaxyo waaweyn oo looga soo horjeedo xannibaadda muslimiinta oo Mareykanka ka socda
January 31, 2017 - Written by adan caydiid

Dibadbaxyo waaweyn oo looga soo horjeedo xannibaadda maamulka Donald Trump uu kusoo rigay dadka muslimiinta ah ee galaya Mareykanka ayaa waxaa uu ka dhacay gobollo badan oo Mareykanka ka tirsan.

Dadkan dibadbaxaya ayaa dalbanata in la laalo sharcigan cusub ee khal-khalka geliyay Mareykanka, caalamka oo dhanna cambaareeyeen.

COMMENTS
Latest News