SomalilandTomorrow.com
XAGJIR – Noocyada Dhaliinyarada Qurbaha
January 28, 2017 - Written by adan caydiid

XAGJIR – Noocyada Dhaliinyarada Qurbaha

Assalamu Calaykum

Waa barmaamijkii 3aad ee barmaamijyo 4 ah oo aan kaga hadlayno noocyada dhaliinyarad Soomaalida ee qurbaha degan. Barmaamijkii labaad waxa aan ku soo bandhignay nooc ka mida noocyada sadaxda aha ee an u qaybinay dhaliinyarada (XAQA DIIDE).Barmaamijkan waxa aan kaga hadlayno nooca labaad oo aan u bixinay XAGJIR. Fadlan  hoos ka daawa asxaabtaadana la wadaag ajar iyo xasanaad Alllah ha kaa siiyo.

Halkan hoose ka daawo

COMMENTS
Latest News