SomalilandTomorrow.com
DAAWO SHEEKH XALAALEEYEY DHAGAYSIGA HEESAHA MUUSIKADA LEH + DALIIL
September 16, 2016 - Written by admin

Sheekh Macalin Cali Raage oo ka mid ah Culimad Soomaliyeed ayaa waxa uu dhagaysiga Heesaha Muusikada Leh ku tilmaamay kuwa aan lahayn wax danbi ah,

Sheekha ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in dadka aan dhagaysan Karin Fanaaniinta Codka Macaan ku heesaya aanay laftoodu caadi ahayn,

Macali Cali Raage ayaa arinta uu ku sheegayo dhagaysiga heesaha qaar xalaal ah waxa uu u soo daliishanaya Waxyaabo Badan.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Heesta

COMMENTS
Latest News